Isniin, Dec 29, 2020-Ra’iisal Wasaare Rooble oo magacaabay Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya


 

Talaado, December, 29, 2020 (HOL) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa u magacaabay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah rug cadaa saxaafadeed.

Macalimuu ahaa horay ula soo shaqeeyay Idaacado dhowr ah oo ay ka mid yihiin kuwo heer caalami ah, isaga oo sanadihii ugu danbeeyayna ka mid ahaa ururrada saxaafadda dalka.

Sidoo kale Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha.

Tallaabadan uu qaaday ra’iisal wasaare Rooble ayaa qeyb ka ah isbadal weyn oo uu ku sameeyay markii horeysay howlwadeennada xafiiskiisa

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]    










Source link

Leave a Reply