Isniin, Dec 28, 2020-Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo kala diray rugta ganacsiga Soomaaliya


Isniin, December, 28, 2020 (HOL) – Wasiirka Ganacsi iyo Warshadaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, kadib markii uu arkay xaaladda cakiran ee cuuryaaminta horumarka ganacsiga Soomaaliya.Wasiirka ganacsiga ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo howshooda tahay sii wadida xil howleedka rugta Ganacsiga iyo diyaarinta doorashada maamul hufan oo ay yeelato Rugta Ganacsiga.Halkaan hoose ka akhriso.





Source link

Leave a Reply