Axad, Dec 27, 2020-Madaxweynaha Puntland oo sheegay in qorshe siyaasadeed laga lahaa mudaharaad shalay ka dhacay Garowe
Wararka Maanta- Axad, Dec 27, 2020
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in qorshe siyaasadeed laga lahaa mudaharaad shalay ka dhacay Garowe

Dhinaca kale, madaxweyne Deni ayaa soo saaray go’aamo wax looga qabanayo diidmada lacagta shilinka Soomaaliga, isagoo amar ku bixiyay in maamulka 10% uu lacagta shilin Soomaaliga ku qaadidoono canshuurta ilaha dakhliga.
Sidoo kale wuxuu amray shirkadaha isgaarsiinta in lacagaha taleefoonada la iskugu diro lagu jaangooyo in wax ka yar toban dollar aan la isku diri Karin.
12/27/2020 12:49 AM EST
Axad, Deccember, 27, 2020 (HOL) – Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ugu baaqay madaxda Dowlad Gobolleedyada dalka in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta ku tartameysa Golaha Aqalka sare.