Natiijooyinka horyaalka ee toddobaadkan – BBC News Somali


Tartanka horyaalku gebagebo ayuu ku dhow yahay, afar ciyaarood ayaa kooxaha badankooda u harsan, sidaas darteed kooxaha qaar waxay u ordayaan kaalimaha hore, halka qaar kalana ay ka cararayaan inay hoos u dhacaan oo ay ka haraan tartanka horyaalka ee sanadka dambe.



Source link

Leave a Reply