Isniin, Nov 26, 2020-War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta



War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta

 

Khamiis, November, 26, 2020 (HOL) -Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob.

 

Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dilbaday in la kala diro gabi ahaan guddiyada dowladda Soomaaliya u saartay in ay ka shaqeeyaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee badalaya Baarlamanka hadda jira.

 

Musharixiinta ayaa sidoo kale dalbaday in guddiga doorashada xildhbaannada Gobollada Waqooyi loo madax-bannaaneeyo in uu soo magacaabo guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi iyo qodobo kale oo dhawr ah.

 

 
 
 








Source link

Leave a Reply