Talaado, Nov 24, 2020-Raysal wasaaraha Soomaaliya oo golaha ammaanka u gudbiyay warbixin ku saabsan guddiyada doorashada ee lagu muransan yahay
Wararka Maanta- Talaado, Nov 24, 2020

Waxaa uu raysal wasaaruhu hoosta ka xarriiqay in qoondada haweenka ee 30% ah la xaqiijindoono.
11/24/2020 1:03 AM EST
Talaado, November, 24, 2020 (HOL) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqday gobolka Bari halkaas oo ay dhibaatooyin culus ka geysteen roobab dabelyo wata oo maalin ka hor ka dhuftay gobolkaas.
11/24/2020 12:10 AM EST
Talaado, November, 24, 2020 (HOL) – Madaxweynaha Doorashadii dhaweyd looga guuleystay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa bilaabay hannaan uu xilka kula wareegayo madaxweynaha cusub ee dalkaas Joe Biden, laakiin Trump ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono dacwadiisa dhinaca sharciga.
11/24/2020 12:04 AM EST
Talaado, November, 24, 2020 (HOL) -La taliyaha dhinaca Amniga Dowladda Federaalka Itoobiya Gedu Andargacho ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.