Jubbaland oo faahfihisay xukunka ninkii loo haystay weerarkii hotel Cascasey.



Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay asbuucaan nin 19 jir ah oo lagu mgacaabo Deeqow Caliyow Kuusoow, oo la sheegay inuu ka mid ahaa 4 nin oo weerar ku qaaddey bartimihii sanadkii tagay hotelka Cascaseey ee magaalada Kismaayo.

Ninkaasi oo dil lagu lagu xukumay ayaa maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Jubbaland ay sheegtay in baritaankiisa uu socdey muddo sanad ka badan ee uu dhaawac ahaa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee magaalada Kismayo kula xariirtey Col. Bashiir Xareed oo ah Garsooraha 1 Maxkamada Ciidamada Militariga ee Jubbaland.



Source link

Leave a Reply