Axad, Oct 11, 2020-Maxabiis badan oo katirsan Daacish oo lagasii deynayo xabsiyada
Maxaabiista la sii daayay ee katirsan PKK ayaa asal ahaan ka soo jeeda Suuriya iyadoo lagu saleynayo kafaalo qaadis qabiileed.
Tallaabadan ugu dambeysay waxay albaabada u fureysaa walaaca laga qabo dib-u-soo- curashada Daacishta Suuriya halka kooxda Daacish ay wali leeyihiin saldhigyo hawlgal.
Xerada Al Hol waxaa si rasmi ah loogu aqoonsan yahay inay tahay xero barokacayaal, laakiin inta badan maxaabiista ku jirta ayaa loo aqoonsan yahay inay yihiin xubno ka tirsan DAACISH ama la dhacsan.
Xerada ayaa martigalisay qiyaastii 73,000 oo ay kujiraan 42,000 oo ajaanib ah – waxayna caan ku tahay xaaladdaha bina-aadamnimo ee aan sugnayn.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]