Jadwalka soo xulista Baarlamanka 2-aad ee Hirshabeelle oo lasoo bandhigay



Talaado, October 6, 2020 (HOL) – Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamanka 2-aad ee Hirshabeelle ayaa waxay maanta soo saareen jadwalka soo xulista xilidhibaannada bedeli doona baarlamanka koowaad.



Source link

Leave a Reply