Khamiis, Oct 1 , 2020-Qaad fara badan oo si suuq madow ah ku soo gala Soomaaliya
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 1 , 2020

Balse waxa keliya ee wax iska badaleen waa qiimaha la kala siisto qaadka oo sare u kac ku yimid, midaas oo ay ka faa’iidaan shabakadahan isku xiran ee dalka soo galiya, madaama aan la cashuurin, isla markaasna qarashka uga baxa fududeynta soo galinta Qaadka iyo gadiidka meelaha fog ka soo daabula ay ku kordhiyeen qiimaha Qaadka.

10/1/2020 6:36 AM EST
Khamiis, October 1, 2020 (HOL) – Sida ay tilmaamayaan wararka laga helayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa waxay duqeymo ka fuliyeen tuulooyin dhowr ah oo ay ku noolyihiin dad xoolo dhaqato ah.
10/1/2020 6:12 AM EST
Khamiis, October 1, 2020 (HOL) – Allaha U Naxariistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday saxafigii weynaa ee Cabdikhaadir Maxamed Mursal oo kamid ahaa weriyayaasha ruug caddaaga ahaa ee muddada dheer ka howl-galayay saxaafadda Soomaaliyeed.
10/1/2020 4:30 AM EST
Khamiis, October 1, 2020 (HOL) – Allah u naxariiste waxaa xalay isbitaal ku yaalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday rug caddaa Saxafadeed Cabduqaadir Maxamed Mursal.
10/1/2020 3:54 AM EST
Khamiis, October 1, 2020 (HOL) – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi oo loo haystay inuu kufsi uu u gaystay Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah.