Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland oo madaxweyne Deni ugu baaqay in uusan ka baaqsan shirka Muqdisho



Jimco, July 3, 2020 (HOL) – Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda federalka iyo maamulka Puntland iyo Senataro ayaa madaxweyne Deni ugu baaqay inuu ka qeyb galo shirka wadatashiga doorashada ee Muqdisho ka dhacayo.



Source link

Leave a Reply