Khamiis, Jun 25, 2020-Puntland oo ka digtay in madaxda Villa Soomaaliya rabitaankooda ku saleeyaan sharuucda dalka


Puntland oo ka digtay in madaxda Villa Soomaaliya rabitaankooda ku saleeyaan sharuucda dalka

 
Khamiis, Juun 25, 2020 (HOL) – Puntland ayaa ka digtay in shuruucda wadanka lagu saleeyo damac-gaar ah iyo rabitaanka madaxda dalka; iyadoo loo marayo habraacyo aan waafaqsanayn dastuurka ku-meel gaarka ah, laguna dhiirranayo been-abuur iyo isdaba-marin.Puntland ayaa cuskatay sida ku cad warqadda Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maalintii shalay sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay afar xeer oo ku saabsanaa dhameystirka sharciyada doorashooyinka.

Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Puntland.






Source link

Leave a Reply