Van Gaal oo kooxda Manchester United ka qaadanaayo Lacag

0
47

Vaan Gaal ayaa weli qadandaraas kula jiro kooxda Manchester United, wuxuuna quuldareynayaa inuu dib ugu soo laabto oo uu shaqada kooxda mar kale qabto, Tababarahan khibrada leh ee reer Holland ayaa kooxda Tababare u ahaa sanadkii 2016 markaas oo ay hanteen Koobka FA ee Ingriiska. ha ahaatee, si kastaba ha ahaatee, si lama filaan ah ayaa looga saaray booskiisa ka hor sanad ka hor dhamaadka qandaraaskiisa, iyadoo Jose Mourinho loo dhiibay garoonka Old Trafford