Dhinaca kale halyeyga Liverpool Steven Gerrard wuxuu qabaa in Reds ay guul gaari doonto kulanka caawa isla markaana ay ku adkaan doonto 2-1 isagoo ku sugan xarunta TV-ga BT Sport ayuuna sidaas sheegay.

“Xaqiiqdii waa mid aad u wacan, waana kulan xaqiiqdii 50/50 ah” ayuu yiri Gerrard.

“Balse mar walba waan ku kalsoonahay kooxda waana ka dambeeyaa, waxaan u maleynayaa iney ku fiican tahay gurigeeda”

“Sidaas darteed waxaan si adag u dhihi karaa 2-1 oo ay ku badiso Liverpool”